Ra’isul Wasaare Frederiksen oo Shaacisay in dalkeeda la kulmay Weerar Naxariis darro ah

Dalka Denmark ayaa laga dareemayaa muragada ka dhalatay weerar nin hubeesan shalay ka geestay mid kamid ah xarumaha ganacsi ee ugu weyn dalka Denmark, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawaca. Ninka hubeesan ayaa toogasho saddex qof uu ku dilay tiro kalana ku dhaawacay ka geestay suuqa Field ee kuyaalla koonfurta Copenhagen, … Continue reading Ra’isul Wasaare Frederiksen oo Shaacisay in dalkeeda la kulmay Weerar Naxariis darro ah